opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Ahlu-sunna oo Kaqeylisay shirka cadaado Darentayne In Ayaga…+COD

Share

Gudoomiyaha Gudiga Talada ASWJ Shiikh Cumar Shiikh Cabduqaadir , Cabduqaadir ayaa ku celiyay mar kale in dhabihii saxda ahayn aanu loo marin Maamul u samaynta Gobolada Mudug Iyo Galgaduud.

Shiikh Cumar waxa uu sheegay in talada Maamulkaasi gacanta aanu ugu jirin dadka ku Nool Gobolkaasi sida uu sheegayna dad gaar ah lagala tashanayo.

Intaa waxa uu warkiisa ku daray Gudoomiyaha Talada Ahlu suna Waljamaaca ayaa sheegay in dhankooda aaanu diidanayn in Maamu loo sameeyo Gobolada Mudug Iyo Galgaduud

Shiikh Cumar ayaa Dowlada Federaalka Soomaaliya oo hogaanka u haysa Maamulkan ka dalbadanaya in isbedel ku samayso qaabka hada ay wax u socdaan.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook