opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Angel Di Maria oo qarka u saaran inuu ku biiro Man United

Share

Manchester United ayaa qarka u saaran iney kula soo wareegto ciyaaryahanka Argentine Angel Di Maria lacago dhan £60 million kaas oo noqonayo rikoorkii ugu qaalisanaa ee koox British ah ay sameyso.

United ayaa ku guda jirta haatan wada xaajoodka xiddiga ee Real Madrid waxaana ay isbuucii ay u diyaariyeen mushaar dhan £200,000 kun inkastoo markii hore uu ka cawanayay ka qeybgalitaan la’aanta kooxda koobka Yurub.

Van Gaal ayaa u diyaariyay ciyaaryahanka Real Madrid  kasoo tagaya lambarkii garoonka Old Trafford ee No 7.

Hadii Real Madrid  £60milyan kaga iibiso isbuucan Man United Di Maria waxaa uu  £10milyan ka sara mari doonaa Fernando Torres oo heysta rikoorka xiddigii ugu qaalisanaa ee Premier league loo soo iibsado kaas oo sanadkii 2011 ugu soo wareegay Chelsea  £50milyan marka Di Maria ayaa hogaanka u qabanaya.

United ayaa xalay diiday iney ka hadasho halka ay wax marayaan balse wax walba ayaa gaba gabo ku sii dhawaanaya haatan.

BARIIS WARDOON SPORTS
WARDOON.NET@GMAIL.COM

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook