opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Arsenal Iyo Wolfsburg Doonaya Inay isku Bedeshaan Luiz Gustavo iyo Lukas Podolski

Share

Wararka Ka Soo Baxaya Suuqa kala Iibsiga ayaa Sheegaya In Kooxda Arsenal, oo Beryahanba U Dhitinaysay Dhanka , Kubad –Dilidda (defensive midfielder) ay indhaheeda ku Weecisay Xaggaa iyo ciyaaryahanka Reer Brazil Ee Luiz Gustavo , iyadoo Eegaysa Bandhiga Ciyaaryahankan , si hadii uu qanciyo Heshiis ay Ula Gasho , madaama ay ku qasban tahay inay Maare U hesho booskan ay u jilicsan tahay ee Kubad-dilidda.
Waxaanay ku waramaysaa Daily Mirro , in Gunners ay caawin doonta Helida Ciyaaryahanka , Iyadoo kooxdani Reer Germany Ee Wolfsburg doonayso ciyaaryahanka Dalkeeda u dhashay Ee hadda ku sugan Arsenal Lukas Podolski oo boos Joogta ah ka waayey kooxda Arsenal.
Ciyaaryahanka ayaa qayb ka Noqon kara Heshiiska Gustavo , wallow ay Kooxda Juventus dalab rasmi ah u soo Gudbisay Arsenal kaas oo ay ku doonayso , sidii looga Iibin lahaa ciyaaryahanka Barre-laawaha ah Kooxda Arsenal Ee Lukas Podolski.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook