opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

AS Roma dooneyso xiddiga kooxda Chelsea Fernando Torres

Share

AS Roma ayaa lagu soo waramayaa inay usha ku heyso inay lasoo saxiixato weeraryahanka kooxda Chelsea Fernando Torres.

Kooxda ka ciyaarta horyaalka Serie A ayaa wareysatay suurtogalnimada heshiis ay kula soo wareegeyso weeraryahanka heerka caalami ee dalka Spain isla markaana waxay dooneysaa inay ku dalbato heshiis qeyb ka mid ah ay kusoo dhaafsaneyso weeraryahankeeda Mattia Destro, sida laga soo xigtay jariiradda Daily Mail.

Torres ayaa la filayaa inay ku adkaan doonto inuu boos joogto ah ka helo Chelsea, ka dib markii ay xagaagaan lasoo saxiixatay weeraryahan Diego Costa taasoo ay sii dheertahay inuu kooxda dib ugu soo laabtay halyeeygeeda Didier Drogba.

30 sanno jirkaan ayaana heysta fursad uu kula midoobo saaxiibkiisii hore ee Chelsea Ashley Cole oo haatan u ciyaara Roma, iyadoo daafaca reer England uu xagaagaan ku biiray kooxda ka dhisan Stadio Olimpico.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook