opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Bare Hiiraale Iyo Axmed Madoobe Oo Xabadka Isasaaray Isna Cafiyay +SAWIRO

Share

Col Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe ayaa waxa ay ku heshiiyeen inay wax wada qabsadaan islamarkaana ay kasoo talaabaan wixii horay u dhacay, iyadoona ay guushaasi soo hoyiyeen Wasiiro iyo Mas’uuliyiin ka tirsan DFS iyo IGAD.

Barre iyo Axmed Madoobe ayaa is cafiyay ka hor inta uusan Barre usoo duulin Magaalada Muqdisho, iyadoona ay axdi ku wadagaleen wada shaqeyn iyo in ruux waliba oo labadooda kamid ah ilaaliyo Shuruucda iyo qodobada ay ku heshiiyeen.

Weli lama soo bandhigin Qodobadii ay labadaasi Mas’uul kuwada heshiiyeen, inkastoo la Tilmaamay in si kumeel-gaar ah loo sii hakiyo faafinta Qodobadaasi.

Dhanka kale, Barre ayaa waxa uu hadda ku sugan yahay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan Aqalka RW uu ka degan yahay Magaalada Muqdisho, halkaasi uu kullamo kula qaadanaayo RW iyo Wasiiro ka tirsan DF.

bare1
bare2
bare3
bare4
bare5
bare6
bare7
bare8

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook