Barre Hiiraale Waa Lasooqasbay Waana Loohanjabay Sidaasne Waxaa Yiri.. +COD

Xili Cornel Barre Aadan Shire Barre Hiiraale uu soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimada Dalka,ka horna Asaga iyo Ciidamadiisa ay tageen Magaalada Kismaayo ayaa qaar kamid ah Odayaasha Jubbooyinka waxaa ay qaadaceen Wadahadalka Barre Hiiraale lagu soo xareyay.

Suldaan Xasan Xuseen Naaleeye oo ka mid ah Odayaasha Magaalada Kismaayo ayaa sheegay in Barre Hiiraale lagu qasbay Wadahadalka Axmed Madoobe iyo Garabkiisa.

Waxaa uu sheegay in Barre Hiiraale Cadaadis  lagu saaray heshiiska uu la galay Hogaamiyaha Maamulka KMG ah Ee Jubba Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe.

Shalay Galinkii danbe markii Barre Hiiraale uu yimid Muqdisho ayaa waxaa uu sheegay in uu Furmay Buugii Nabada oo la Xiray Kii Colaada.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook