opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Beesha Hiraab Ee Hawiye Oo Shir Kuqabsatay Oslo Norwey Taasoo Kadhacday SALAAMA RESTAURANT+ SAWIRO +VIDEO

Share

Beesha Hiraab Ee Hawiye Ayaa Maalintii Shalay isugu Timid Shirbalaaran Taasoo Kadhacday Oslo Gaar Ahaan Restaurantiga Caanka Ah Ee Salaama Restaurant Taasoo Siweyn Loogu qurxiyay Madashii Shirku Kadhacayay.

Waxaa Halkaasi Kahadlay Dad Farabadan Oo Isugu Jira Nabadoono Culimaudiin Siyaasiyiin Oday Daqameedyo Haween Iyo Dhamaan Qaybaha kalaDuwan Ee Beesha Hiraab.
Dhamaantoodna waxay Wada Ayideen Wixii Kasoobaxay Shirarkii Kan Kahoreeyay Iyo Gudiyadii Ay Beesha Horey Udhisatay.

Ugu Horeyn Waxaa Kahadlay Gudoomiyaha Beesha Hiraab Ee Norwey Duuliye Sare Shahar Cabdi Afrax Oo Siweyn Ugu Dheeraday Muhiimada Uu Laayahay Shirkaan Iyo Waliba Sabaha Kukalifay Inay Samaystaan Maamul Nuucaan Ah.
Wuxu Sheegay Inay Doonayaan Marka Hore In Besha Isla Iloowdo Dagaaldii Siyaasada Kudhisnaa Ee Beesha Dhexmaray Lana Bilaabo Bog Cusub Oo walaatinimo Ah.
Wuxuukaloo  Yiri Colaad Aad Walaalkaa Uhaysaa Maalinwalba Wax Ay Sookordhinaysa Malahan Aan Ka Ahayn Dhibaato Iyo Inaad Unuglaato Cadawgaaga.

Sidoo Kale Waxaa asna kahadlay Suldaanka Beesha Hiraab E Norwey Suldaan Cabdi Qawi Oo Yiri Hiraab Wuu Heshiiyay Wuxuu Uheshiiyay Inuu Dantiisa Qabsado Cidkale Inuu Dhibaateyana Uma Heshiin.

Xildhibaan Cagaweyne Oo Ah Mudane Lagasoodoorto Magaalada Oslo Ayaa Isna Yiri Dadka Markay Maqlaan Xildhibaan Waxay Imoodi Doonaan Kuwa Mooshinka la orda Aniga Kuwaas kama Mid Ahi Ayuu Kula Kaftamay Dadkii Meeha Fadhiyay .
WuxuuKaloo Yiri Hiraab Waxaa Laga Yabaa Inay Dadka qaar Sas Kaqaadaan Taasne Waa Qalad Hiraab Cidna Duulaan Kuma Ahan Wuxuu Doonayaa Kaliya Inuu Dadkiisa Mideeyo Kadibna Hawiye Ugudbo Kadibne Somali Inteeda Kale.



WD MADAXA WARDOON
ADAN
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

One thought on “Beesha Hiraab Ee Hawiye Oo Shir Kuqabsatay Oslo Norwey Taasoo Kadhacday SALAAMA RESTAURANT+ SAWIRO +VIDEO”

  1. ahmed says:

    A.s waa arin wanaagsan in beeshu tashato si fiicana waa loo hadlay in kastoo ugaasku goodiyay waxase is waydiin leh Hiraab ma abgaal baa mise waa habar gidir mise hawiyoo dhan ayaa la isku yiraa hiraab pls ii sheega

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook