opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Boko Xaraam oo Sheegtay In Maamul Islaami ah Kadhiseen Magaalo kutaala Waqooyiga Nigeria -VIDEO

Share

Kooxda Islaamiyiinta Boko Xaram ee ka dagaalanta qeybo kamid ah dalka Nigeria ayaa ku dhawaaqday in Maamul Islaami ah ay u sameeyeen Magaalada Gwoza oo ku taal waqooyiga dalka Nigeria

Boko Xaram ayaa usuurto gashay in markii ugu horeesay si buuxda gacanta ugu dhigaan Magaalo kutaala Dalka Nageria ayna halkaasi ka dhisaan Maamul Islamai ah oo kooxdaasi hoostaga.

Hogaamiyaha kooxda Boko Xaram Abubakar Shekau fariin Muuqaal ah soo diray ayaa shaaca ka qaaday in Maamul Islamai ah ay u dhiseen Magaalada Magaalada Gwoza ee Dalka Nageria.

Kooxda Boko Xaram ayaa qeybo kamid ah Dalka Nagria waxa ay kawadaan dagaalo iyo qaraxyo dhiig badan ku daateen, waxa ayna kooxdaasi dilalka iyo qaraxyada kasokoow ku caan baxday afduub ay dadka u geesato.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook