opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi Good Oo si ba’an Loo Weeraray & Arintii ugu qosolka badnayd +VIDEO

Share

Waxaa barta Youtube-ka lagu baahiyey Muuqaal Loogu magacdaray (Sababaha xumaanta somali chanel) kaasi oo  lagu jiley Maamulka Tv-gaasi iyo waliba sidoo kale Cabdi good oo howl gala Tv-gaasi.

Waxaa la sheegay in cabdigood uu soo xoogsi tagay Tv-ga Sidoo kalana maamulka Tv-ga uu doonayo waxyaabo uu ku dhaafo Tv-yada kale ee soomalida kuwaasi oo Tartan xoogan kala dhexeeyo.
ninka ku matalaya Cabdi good ayaa wuxuu ka sheekeyay Arintii ugu qosolka badnayd isagoo Adeegsaday Qaarkamida Erayada Looga bartay Cabdi Good, sidoo kalana maamulka ayaa madaxa u Ruxuya Arintaasi.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook