opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi Qeybdiid oo kajawaabay Eedeeyntii Gaas Puntland

Share

Madaxweynaha Maamulka Galmudug Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid ayaa ka hadlay Eedeeyn uga timid Madaxweynaha Mamaulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaaz oo aheyd in Qeybdiid uu doonayo in si xoog ah loo dhiso Maamulka Gobolada dhexe ee Dalka.

Cabdi Qeybdiid oo la hadlay Radio Kulmiye ayaa sheegay in hadalka Gaaz uu yahay mid kicin kara Dagaal iyo sidoo kale in Bulshada Gobola dhex ay dagaalamaan.

“Maamulka Gobolada dhexe laga dhisayo waxaa Dhisanayay Dadka Daga Gobolada dhexe,aniga wax aan Dowlad ku Caadinayo ma jiraan”ayuu yiri Qeybdiid.

Madaxweynaha Maamulka Puntland C/wali Maxamed Cali Gaaz ayaa sheegay Dhawaan  in Cabdi Qeybdiid uu doonayo in si Xoog ha loo dhiso Maamulka Gobolada dhexe ee Dalka Soomaaliya.

Amed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook