opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdi Waal Oo ka baxsaday Magaalada Muqdisho iyo Xog ku aadan halka uu joogo

Share

Warar hoose ayaa sheegaya in Cabdi-Nuure Siyaad oo ka mid ahaa Hogaamiyo Kooxeedyadii Dalka uu ka baxsaday Magaalada Muqdisho waxaana la sheegayaa inuu gaaray Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud, kadib markii uu cabsi ka muujiyay weerar labaad.

Socdaalka Cabdi waal ee Gobolka Galgaduud, ayaan si dhab ah loo Ogeyn waxa uu salka ku haayo, waxaana jiro warar hoose oo sheegaya inuu ka cabsi muujiyay inuu galo gacanta DF oo iyadu baadi-goobeysa Cabdi-waal.

Dhanka kale, waxan weli la cadeyn halka Cabdi Nuure Siyaad uu Safarkiisa u maray Cir iyo Dhulka, waxaana ay u muuqataa in Cabdi Nuure uu ka baxsaday Dowladda.

Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook