opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Cabdullaahi Sheekh Oo Yiri Faarax Cabduqaadir Cuqdad Baahaysa Wariis Cuqdadeesan Waxba Maxukumi Karo COD

Share

Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda C/llaahi Sheekh Xasan ayaa ku eedeeyay Masuuliyiinta dowladda sida Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Cadaaladda iyo Dastuurka in ay ka dambeeyaan qorshaha lagula wareegayo hubka ay isku daafacaan Xildhibaanada qaranka iyo sidoo kale Siyaasiyiinta ku dhaqan Magaalada Muqdisho.

C/llaahi Sheekh Xasan ayaa tilmaamay in arrintaasi ay tahay mid sharci darro ah islamarkaana uu ka warqabay Xildhibaanno aan heysan wax ay isku difaacaan in lagu laayay Muqdisho haddi qorshahaan uu hirgalana ay Qatar gali doonaan ammaanka Xildibaanada iyo Siyaasiyiinta ku nool Magaalada Muqdisho.

“Awooda Xildhibaanada Iyo Siyaasiyiinta loo Isticmaalayo al Shabaab maa lagu baacsado” ayuu yiri Siyaasiga Cabdullaahi Sheekh Xasan Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda Soomaaliyeed.
Dhinaca kale Guddoomiyaha Xisbiga Nabadda iyo Dimuqraadiyadda ayaa ka dhawaajiyay in dowladdu looga baahan yahay oo marna aysan iska indhatirin hubka lagu qal qal gelinayo xarumaha dowladda sida Madaxtooyada qaranka iyo Golaha Shacabka  Muqdisho kuwaas oo uu sheegay in ay uga baahan yihiin hub ka dhigis laakiin siyaasiyiint iyo Xildhibaanno hub ka dhigistooda aan lagu Mashquulin sida uu hadalka u yiri.

HALKAN KADHAGAYSO

Ahmed Roble

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook