Ciidamada Haweenka EE katirsan Amisom Oo Maanta Orod Dheer Kusoomaray Qeybo Kamid Ah Muqdisho +VIDEO

Haween katirsan Ciidamada Booliiska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa socod iyo Ruclo orod waxa ay ku sameeyeen qaar kamid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahaan Goobo ku dhaw Garoonka Muqdisho.

Haween aad u tiro badan oo katirsan Booliiska AMISOM kana kala socda Wadamo dhoor ah ay kamid yihiin Nageria, Uganda iyo Sierra leone ayaa laga soo qaaday Muuqaal iyaga oo socor , Orod iyo Ciyaaro intaba ku sameenaya Magaalada Muqdisho.

Ciidamada AMISOM gaar ahaan kuwa Booliiska iyo Milatariga waxaa ku jira haween badan oo kakala socda Wadamada Ciidamada ugu deeqay Midowga Afrika ee ka howlgala Magaalada Muqdisho iyo qeybo kamid ah Dalka Soomaaliya.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook