opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

C/laahi Sheekh Xasan Iyo Dowlada Oo Weli Isku Kudhegan

Share

Siyaasiga C/llahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in ciidamada DF Somalia in ay u xiran yihiin siyaasiyiin caan ka ah magaalada Muqdisho kuwaas uu sheegay in gurigooda lagu weeraray.

C/llahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in ciidamada Dowladda uu hadda u xiran yahay Axmed Daaci kaas oo dhawaan ciidamada Ammaanka iyo kuwa AMISOM ay weerareen gurigiisa.

Sidoo kale C/llahi Sheekh Xasan ayaa sheegay in qalad ay tahay in shaqsi lixaadkiisa ku waayay difaaca dalka in Dowladda ay ugu badashay xarig isla markaana gudka Jilicoow la geeyo.

Dhanka kale siyaasigaan ayaa sheegay in ay jiraan xubno kale oo siyaasiyiin ah kuwaas oo hadda ku jira Xabsiyada magaalada Muqdisho.

Ahmed Roble
Wardon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook