DAAWO: Abwaan Yamyam ka hadlaya Heestiisa Laga Been Abuuray Ee Guuleed Majoogaa

Allaha u naxarisitee Abwaan Abdiqadir Xirsi Yamyam ayaa waxaa dhawaan loo geystay isaga iyo hees uu alifay gef weyn, taasi oo keentay in guud ahaan shacabka Soomaaliyeed arrintaasi ka gilgishaan oo ay sameeyaan falcelin badan.

Heesta Guuleed Ma Joogaa ayaa waxaa been ka sheegay Abdi Good iyo TV-ga Somalichannel oo uu ka shaqeeyo, waxaana ay heestaasi ku tilmaameen wax aan qof bini’aadam ah ku hadli karin inuu TV ka sheego iska daayee. Waxaase yaab noqonay markii ay si bareer ah u dhaheen waa hees”SINI” uu abwaanka sameeyey ka hadleysa. Subxaanallaah.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook