Daawo Al-fanaan Maki Xaaji Banaadir oo hees Qosol Badan Qaaday Dadkiina Fadhiga Kakicisay

Fanaanka caanka ee Soomaaliyeed Maki Xaaji Banaadir, al-fanaan Saciid Daa’uud iyo fanaanad kale ayaa waxa ay magaalada muqdisho si toos ah uga qaadeen hees cusub oo ay ugu talagaleen furitaanka tartanka kubadda cagta ee degmooyinka magaalada Muqdisho.

Al-fanaan Maki Xaaji Banaadir iyo saaxiibadiis kale ayaa heestaan waxa ay ugu talageen inay ku dhiiri geliyaan ciyaartooyda ka qaybgalaya tartanka iyo dadweynaha usoo daawasha tagaya ciyaaraha degmooyinka Muqdisho.

ahmed roble
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook