opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Video: Kooxda ISIS oo gowracay Wariye American ah

Share

Dagaalamayaasha Islaamigaa ee Daacish ee ka dagaalama Dalka Ciraaqa ayaa gowracay Wariye u dhashay Dalka Mareykanka oo lagu Magacaabi jiray James Foley kaas oo Mudooyinkaan ka Shaqeynayay Dalalka Ciraaqa iyo Siiriya oo Qalalso ay ka jirto.

Sidoo kale, Wariyaha la Gorwacay ayaa waxaa la sheegay in Qoorta ay ka jareen Dagaalamayaasha Islaamigaa ee Dalka Ciraaq ka dagaalama,waxaana Baraha Bulshada ay ku Xariiraan ay soo dhigeen Muuqaal Muujinaya Wariyaha Oo Qoorta laga Jaray.

Weriyaha ayaa waxaa gooracay Nin halgamaa ah oo ka tirsan Daacish, islamarkaana u dhashay Dalka Ingriiska.

dac2
dac3
dac4

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook