opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Video: Sheekh Cali Wajiis oo ka hadlay Arimaha hubka iyo Xog muhiim ah

Share

Sheekh Cali Wajiis oo Socdaal aan la sii shaacin ku maraya magaalada Cape Town ee dalka Koonfur Africa ayaa boqolaal qof kula hadlay Masjidka As-Sunnah isagoo si weyn uga hadlay marxalada dalka Soomaaliya uu marayo, hubka dhigista dowlada Soomaaliya ay waddo xiliga lagu soo aadiyey iyo Arimo kale oo muhiim ah.

Sheekha oo ka hadlayey Muhiimada Amniga uu leeyahay iyo sida lagu xakamayn karo dalka oo dhan isagoo tusaalooyin muhiim ah soo qaatay.

Haddaba Sheekh Cali Wajiis oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed isla markaana ah siyaasi la soo shaqeeyey mid ka mid ah dowladihii KMG ee dalka Soo maray ayaa haatan wax xil ah aanan u heynin Dowlada Soomaaliya oo uu garwadeyn ka yahay Xasan Sheekh Maxamud.

Amed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook