opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Daawo Video: Xildhiban ku sugan Garowe oo taageeray Khaatumo

Share

Xildhibaan C/raxmaan maxamed Cali (Bulshaale) oo mudo 8 Sano ah ku jiray baarlamaanka maamulka Puntland oo shir ku qabtay magaalada Garoowe ayaa Madaxwayne Cali khaliif Galaydh iyo ku xigeenkiisa ugu baaqay inay soo dhamaystiraan Golaha wasiirada maamulka Khaatumo.

Bulshaale ayaa sheegay inay Kalsoonida lagu Qabaa maamulka khaatumo ay tahay 100 % Wuxuuna yidhi “Waxaanu ka balan qaadaynaa inaanu la shaqayno Hiil iyo Hooba, Maxaa yeelay Dhiiga, Dhulka, Dhaqanka, Sharafka, iyo Karaamada, Loo guntaday ee halkaasi lagu Abaabulay waa naga dhexeeyaan” ayuu yidhi.

Ugu danbaynta wuxuu ugu baaqay Dawlad goboleedka khaatumo Sida ugu dhakhsaha badan uu ku gaadho Xarunta maamulka khaatumo ee Laascaanood, Wuxuuna sheegay in laysugu tagi doono dal iyo debed Arintaasi.

Amed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook