opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dadkii Reer Liberia Ee Xanuunka Ebola Ku Dhacay Oo Ka Baxsaday Xaruntii Lagu Takooray Iyo Cabsi Laga Qabo Inay Dadka Qaadsiiyaan

Share

17-Qof oo ka mid ahaa dadkii cudurka Ebola ku dhacay ee lagu hayay, xarunta karaantiin ahaanta loo dhigay, ee caasimadda dalka Liberia ee Manrovia ayaa la inay halkaas ka baxsadeen, ka dib markii xaruntaas ay soo weerareen dad cadhaysan oo ku doodayay in aanu xanuunkaasi jirin ee haweenayda Madaxweynaha u ah dalkaasi ka been sheegtay.

Xaruntan oo 29-qof hore loogu kaaran tinimeeyay, kuna taala xaafada dadka ugu tirada badan uu cudurka Ebola ku dhacay dalka Liberia ayaa, sagaal qof oo hore ku dhinteen, imikana intii ku hadhsanayd ka wada baxsatay, waxaana ka dhashay cabsi laga qabo inay dadka qabad siiyaan xanuunka, isla markaana uu noqdo mid ka halis badan noocii hore dadka badani ugu dhinteen.

HALKAN KA AQRI HADAD ENGLISH TAQAAN

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook