opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

David Moyes : Man United Ha U Dulqaataan Van Gaal , Waqti Ayuu U Baahan Yahay

Share

Macalinkii hore Man United ee David Moyes ayaa carabka ku adkeeyay in uu si weyn u taageersan yahay badalkiisa United ee Van Gaal ka dib guul daradii shalay ay kala kulmeen Swansa City ee furitaanka horyaalka Ingiriiska
United ayaa looga badiyay 2/1 waxaana goolashaas ay ku yimaadeen dabacsanaan dhanka difaaca ah

Balse Moyes ayaa ka codsaday maamulka United iyo taageerayaasha in ay u sabraan Van Gaal ” dadka waa wada og yihiin shaqadaan waqti ayay u baahan tahay , Alex waxa uu u bahaday waqti ka hor inta uusan guulaha soo hoyin”.

Waxa ay kooxda.com xuseysaa in United xilli ciyaareedkii hore ay ku dhameysteen kaalinta 7-aad iyo bilaa koobab waxa ayna xilli ciyaareedkaan ka maqan yihiin dhamaan tartamada qaaradda yurub

” Van Gaal waxa uu u baahan yahay waqti , waxa uu u baahan yahay in wax yaabo badan ka badallo kooxda si kooxdii uu doonayay uga dhigo” ayuu yiri Van Gaal.
bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook