opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dhagayso +Sawirro Puntland oo go’aan qodobaysan kasoo saartay khilaafka u dhaxeeya DF

Share

Madaxda Puntland oo kaasanaya xildhibaanada Puntland u matala baarlamaanka DF ayaa maanta ugu danbayntii soo saaray go’aan afar qodob ka kooban oo DF loogu sheego aragti ay Puntland ka qabto arrimaha la isku hayo oo ay ka mid tahay mamul u samaynta Mudug iyo Galgaduud.
Qodobada soo baxay waxaa saxafada u akhrisay wasiirka Dastuurka,federaalka iyo dimoqraadiyadda Puntland Sahro Siciid.

Madaxwayne Cabdiwali Cali Gaas oo kulankan ka hadlay ayaa sheegay inay muhiim tahay in la cadeeyo arrimaha la isku hayo,wuxuna xuskii sanadguuradii koowaad ee UNSOM ka sheegay Puntland inay diyaar u tahay wax kasta oo la isku hayo.

Waa kulankii ugu horeeyay oo ay Puntland iyo xubnaha uga jira Baarlamaanka DF ay ka tashadaan siyasadda Villa Somalia,taasoo dadka reer Puntland ay ku tilmaameen inuu yahay mid soo dhawayn mudan.

 

 
goamada1

pun1
pun2
pun3
pun4
pun5
pun6

Ahmed Roble
Wardon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook