DHAGEYSO:- Garabyada Barre Hiiraale iyo Axmed Madoobe oo Dood Aan la maqal dhexmartay

Markii ugu horeysay ayaa dood aaan caadi ahayn waxaa ay dhex martay Garabka Axmed Madoobe iyo Barre Hiiraale taaa oo ku saabsan Arimaha Jubooyinka.

Idaacadda Goobjoog ee Muqdisho ka howlgasha ayaa saaka waxaa ka baxay dood aad u xiiso badan, waxaana ka qeyb galaayay Afhayeenka Barre Hiiraale C/rashiid Macalin Gaas iyo sidoo kaale Korneel Ismaaaciil Qeyre Dhuxuloow oo dhanka Axmed Madoobe ah.

Dooda ayaa noqotay mid dad badan ay dhegaha u taageen, waxaana la’isku soo hadal qaaday dhibaatada Jubooyinka iyo meelaha ay ka degi la dahay.

Garabka Axmed Madoobe ayaad mooday in af ahaan looga adkaaday doodaan, maxaa yeelay waxay ku raaaceen Garabka Barre oo haal arin ah.

Ahmed Roble
Wardon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook