opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Dowladda Somaliya oo ka hadashay dacwada ay ka gudbisay Dowlada Kenya +COD

Share

Safiirka somaliya u fadhiya midowga yurub ayaa ka hadlay dacwad dhawaan ay ka gudbiyeen dowlada kenya Dacwadaas oo ku aadan in kenya ay baneesatay ilaha dhaqaale ee dalka sida xeebaha somaliya ee xiga dhanka kenya.

Dr.cali saciid fiqi ayaa sheegay in dowlada kenya ay dhowr jeer lahadleen oo ay ku wargeliyeen in  ay faraha kala Baxdo dhaqaalaha somaliya isla mar,ahaantana ay joojiso sida uu yiri maraakiibta shisheeye ee ay ka kireyneyso Xeebaha dalka, dowlada kenyana ay ka madax adegatay.

“Waxaan dacwada u gudbinay maxkamadda dambiyada dagaalka ee ICC wali jawaab cad ah nama siin ayuu yiri Safiirka somaliya u fadhiya midowga yurub”

Masuuliyiin soo maray dowladii KMG  ahayd ayaa lagu eedeeyay in hishiis ay lagaeen dowlada kenya kaasoo  Ku aadan iibinta xeebaha somaliya gaar ahaan kuwa xiga xuduudka dalka kenya oo lawadaago somaliya.

 

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook