opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Fu aad Waran Cade Khasab Baalaygaga sookaxeeyay Xudun, Laakiin Anigane Waan Diiday Inaan hada ugudbo Hargeysa +VIDEO

Share

Fu’aad Aadan Cade oo maamulka somaliland ugu magacaaban Lataliyaha Madaxwaynaha  Ee Dhinaca Arimaha Bulshada oo dhowaan ka cadhooday maamulkaasi ayaa dib Loogu soo celiyey magaaalada Burco kadib markii laga soo Kaxeeyay degmada Xudun ee Gobolka Sool.

Fu’aad ayaa waraysi hore oo uu bixiyey wuxuu sheegay in laga yaabo inuu ugudbo maamulka Puntland, Wuxuuna sidoo kale hada uga dhaartay Burco inuusan Rabin inuuu ka tago Somaliland, taasi oo dhigan inuu Rux ruxanayey maamulka somaliland.

Soo Xero gelinta markale ee Fu’aad ayaa waxaa galay Saleebaan Xaglotoosiye oo Wasiirka caafimaadka maamulkaasi Ugu magacaaban, Wuxuuna Fu’aad mar kale sheegay in Khasab Looga soo Kaxeeyay Xudun, Laakiin uu isaguna diiday Inuu hada ugudbo Hargeisa”

Ugu danbaynta ayaa wuxuu ka hadlay Xidhiidh dhanka Taleefanka ah oo sheegay Inuu dhexmaray Madaxwwaynaha Dawlada Khaatumo Dr Cali khaliif, Waxaana inkastoo hadalkiisa la jar jaray uu gaabsaday inuu ka hadlo Arintii Axmed Cabdi Xaabsade.

Ahmed Roble
Wardoon.netgmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook