opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

GARAASHKA JIMCAALE Oo Dib Loofuray Laguna Kordhiyay Iibinta Baabuurta Nuuc Walba+ SAWIRO BADAN.

Share

Jimcaale Garaashle Oo Ah Ganacsade Siweyn Looga Yaqaan Dalka Norwey
Ayaa Wuxuu Oslo Kafuray Geerash Weyn Oo Baabuurta lagu Iibiyo Laguna Farsameyo.

Jimcaale Mar Ay Warbaahinta Wardoon.net  Kusoobooqatay Xafiiskiisa Wuxuu Inooga Waramaya Sababta Kudhalisay Inuu Furo Geerash Nuucaan Ah,

Markaan Arkay Baahiyaha Dadka Somaliyeed Ayaan Kufikiray Inaan Furo Geerash Nuucaan Ah  Sababtoo Ah buyiri Dadka Somaliyeed Aadbay Ugu Hamuun qabaan Inay Helaan Gerash Sidaan Ubaaxad Wey Una Howlo Badan
Gerashka Waxa Kale Uu Leeyahay   Inuu Den Kugu Siinayo Gaari Cusub Iyo Mid Duug Ah Nuucaad Doonto Weliba Bilaa Ribo Oo Aad Iska Yar Yaraynayso Lacagta.

Adresska

Tvetenvn 185

0671 Oslo

Tell:+40670015

jimale-autosalg@hotmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook