opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Geelaha Jabuuti Oo Xalay Looga Tumay Minnepolis+ SAWIRO+VIDEO

Share

Jaaliyadda Soomaaliyeed iyo tan Jabuuti ee Magalada Minnepolis ayaa madaxwaynaha Jabuuti iyo wafdi uu hoggaaminayo kulan soo dhawayn ah ugu sameeyeen Hotelka Xayaad ee bartamaha magalaas.
Ismaaciil Cumar Geelle ayaa ka mid ahaa madaxdi ka qayb galay shirkii saddeda Bari socday ee dhaxmaray madaxwaynaha Maraykanka iyo hoggaamiyaasha Africa.

Kulankan soo dhawaynta ah ayuu Geelle kasoo jeediyay khudbad wuxuna sheegay inay Soomaaaliya hadda usoo jeesatay dhanka hormarka beesha caalamka ay mar kale usoo jeesteen sidii loo caawin lahaa.

Waxa uu sheegay masuulkan Somaliya inay la garab taagan yihiin taageero taasina ay ugu wacan tahay caawinaadii ay Soomaaliya siin jirtay Jabuuti sanooyin badan ka hor.

Somaliya ayaa ka mid ah dalalka uu dib u dhaca ku riday dagaalo iyo qabyaalada balse dadka sida dhow xaalada dalka u darisa ayaa sheegaya in laga soo kaban karo hadii shacabka Soomaaliyeed isku duubni sameeyeen.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook