opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Gobolka Banaadir Oo Samaystay Idaacad gaar Ah +SAWIRO

Share

udoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Jen, Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) ayaa markii ugu horeesay ku guuleestay hirgalinta Idaacad ku hadasha afka Maamulka Gobolka Banaadir.

Waxaa Xalay xarunta Maamulka Gobolka Banaadir lagu qabtay xaflad balaaran oo xariga looga jarayay Idaacada Cusub ee ku hadli doonta afka maamulka Gobolka Banaadir, waxaana Munaasabada ka qeyb galay Masuuliyiin uu ku jiro Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ,Xildhibaano iyo Gudoomiyaal Degmo.

Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab) oo ka hadlay Munaasabada xariga looga jarayay Idaacada cusub ayaa sheegay in ujeedada loo hirgaliyay Idaacadan ay tahay in ay ka qeyb qaadato wacyi galinta iyo Hurmarka Bulshada ku dhaqan Gobolka Banaadir.

Idaacadan ayaa noqoneysa tii ugu horeesay uu hirgaliyo Maamulka Gobolka Banaadir , waxa ayna Idaacadan baahin doontaa inta badan wararka la xariira Degmooyinka Gobolka Banaadir gaar ahaan hormarka iyo nabad galyada.

XAFLAD1 XAFLAD2 XAFLAD3 XAFLAD4 XAFLAD5 XAFLAD6

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook