opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Goolhaye Keylor Navas Oo Real Madird Kubiiray

Share

Kooxda Real Madrid ayaaa si rasmi ah u shaacisay in ay la soo hishiiyeen goolhayaha reer Costa Rica ee Keylor Navas ee u ciyaarayay kooxda Levante .

Wargeyska Marca ayaa sheegaya in Keylor Navas uu u saxiixay Real Madrid hishiis gaaraya 6 sano oo ka bilaabanaya xilli ciyaareedkaan

Laacibakan 27-sano jirka ah ayaa 5-ta bishaan loo soo bandhigaya taageerayaasha Real Madrid,waxa uuna goolhayaan wacdaro ka dhigay koobka aduunka ee dhawaan lagu qabtay Brazil

Hishiiskaan cusub ee Keylor Navas ayaa keenaya in midkood ay baxayaan labada goolhaye Iker iyo Lopez waxa ayna u badan tahay in uu baxayo Lopez oo Monaco laga doonayo.

HALKAN KA AQRI HADAD ENGLSIH TAQAAN

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook