opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Hooyo Fariin Murugo leh u dirtay Hogaamiyaha Kooxda Daacish +VIDEO

Share

Shirley Sotloff Waa Hooyada dhashay Wariye Gacanta ugu jira Kooxda Daacish,waxana ay fariin ay soo dirtay kaga dalbanaysaa Kooxdaasi in ay u sii daayan Wiilkeeda oo ay aad u jeceshahay .

Hooyada oo Fariinta u soo duubtay Muuqaal ahaan ayaa waxa ay si toos ah ugu diraysaa hogaamiyaha Daacish Abu Bakar Al Baqdadi, waxa ayna ka codsatay in loo sii daayo Wiilkeeda oo Suxufi ah gacantana ugu jira Kooxda Daacish ee ka Dagaalanta Dalka Siiriya.

Steven Sotloff oo ah Wariye u dhashay Dalka Mareykanka gacantana ugu jira Kooxda Daacish ayaa dalka Siiriya lagu afduubay Sanadkii hore , waxana markii ugu horaysay muuqaalkiisa ay kooxdaasi soo bandhigtay Todobaad kahor xiligaa ay kooxdu baahisay Dilka Wariye kale oo u dhashay Dalka Mareykanka.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook