opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jaaliyada Puntland Ee Norway oo Oslo ku qabatay xaflad lagu soo dhawaynayay madaxweynaha cusub ee Puntland+ SAWIRO

Share

Jaaliyada Puntland Ee  Norway Ayaa  Qabatay Xaflad Balaaran Oo Lagu soo dhawaynayo madaxweynaha  cusub ee Puntland C/wali  Gaas Lagua Sagootinayay Madaxweynihii Hore EePuntlan C/Raxmaan Faroole.
Xafladan Oo Ahayd Mid Siweyn Loosoo Agaasimay Ayna Kasooqeyb Galeen Bulshada Kunool Norwey Gaar Ahaan Oslo Waxaa Halkaan Lagusoobandhigay Wax Qabadkii Madaxweynihii Hore Ee Dr Faroole Iyo Waxa Laga Sugayo Madaxweynaha Cusub.
Waxayna Kasinaayeen Dadkii Kahadlay Xaflada In Loobaahan Yahay Waxqabad Muuqda 5ta Sano Ee Soosocota.
Waxaa Kaloo Kasooqeyb Galay Fanaaniin Oo Ay Hogaaminayasay  Maryan Mursal, Nasteexo Indho Iyo Caydiid Tuhume.

HALKAN KADAAWO HEESTII PUNTLAND IYO CODKII NASTEEXO INDHO

HALKAN KADAAWO VIDEOGA XAFLADAN

HALKAN KADAAWO BAASHAALKII XAFLADA PUNTLAND EE OSLO

WD MADAXA WARDOON.NET
ADAN

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook