opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Jonathan de Guzman Oo Kooxda Napoli Ku Biiray

Share

Ciyaaryahanka lagu magacaabo Jonathan de Guzman ayaa ugu dambeyntii isaga tagay kooxdii mulkiyadiisa lahayd xiddigan ee Villarreal isagoona ku biiray naadiga reer talyaani ee Napoli.

Xiddigan u dhashay xulka Holland ayaa laba xilli ciyaareed oo amaah ah wuxuu ku soo qaatay naadiga Swansea City isagoona lala xiriirinayay in uu ku laaban doono garoonka Liberty Stadium, halka sidoo kale Queens Park Rangers ay iyana xiiseynaysay xiddigan.

Hadaba ciyaaryahankan ayaa  gaaray xalay magaaladda Naples isagoona isla xalay maray tijaabadda caafimaadka oo uu ku baasay0, wuxuuna maanta kooxda Napoli uu qalinka ugu duugay heshiis afar sano ah oo uu u sixiixay kooxda  Serie A Italy ka dhisan ee Napoli.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook