opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Khaatumo Oo Yeelatay Baarlamaan+ VIDEO

Share

Waxaa magaalada Saaxdheer oo ka furan yahay Shirwaynaha Khaatumo3, Maanta Shir balaadhan oo ay isugu yimaadeen Golayaasha kala duwan ee maamulka khaatumo lagu dhaariyey Qaarkamid ah Xildhibaanada Dalwad Goboleedka maamulka khaatumo.

Tirada guud ee Xildhibaanada Dawlad Goboleedka khaatumo ayaa waxay Noqonaysaa32 Xildhibaan, waxaana Shirkii maanta Lagu dhaariyey 19 Xildhibaan oo soo gudbey oo laba kamida ay ahayd dumar, Waxaana sidoo kale la filayaa Xildhibaanada inta dhiman in la dhaarayo Waqtiyada soo aadan, Kuwaasi oo soomaraya gudiga Ansixinta.

Shirkaan ayaa waxaa Hadalo kasoo Jeedeeyey Madaxwaynaha maamulka khaatumo, Garaad Maxamuud Cismaan Mashaqare, Garaad Abshir Saalax, Pro Cali Khaliif Galaydh, Gudiga Ansixinta, Qurabjoog iyo waliba Masuuliiin kale.

Waa markii ugu horaysay taariikhda ee maamulka khaatumo oo yeesho baarlamaan Taasi oo qayb ka ah qorsha la doonayo in lagu dhiso dawlad Goboleed Rasmi ah.

Ahmed roble
Wardoonnet@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook