opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Khaatumo State oo War Lagu Qoslo ku sheegtay war kasoo yeeray Somaliland +COD

Share

Kadib markii Somaliland ay sheegtay in ayqabsadeen deegaanka Saaxdheer ee gobalka Sool ayaa arintaasi waxaa Kaaf iyo Kala dheeri ku sheegtay Khaatumo State.

Gudoomiyaha Baarlamaanka Maamulkasi Maxamuud Sheekh Cumar  uu Wareysi Siiyay Idaacadda Goobjoog ee Muqdisho ayaa sheegayin Saaxdheer aan la qaban oo iyaga ay maamulaayaan.

Waxa uu xaqiijiyay in uu dhacay dagaal hase ahaatee dagaalkaasi aanu ahayn mid wax lagu qabsaday, waxaana uu ku faanay in ay ciidamo ka dileen Somaliland.

HOOS KADHAGAYSO SHEEGASHADA SOMALILAND

Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook