opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Khedira oo Heshiis Ku La Jiro Arsenal.

Share

Tababaraha kooxda Chelsea Jose Mourinho oo doonaya inuu dalab ka gudbiyo laacibka qadka dhexe ee kooxda Real Madrid Sami Khedira ayaa ka labalabaynaya arinkaas kadib markii uu ogaaday in laacibku uu heshiis ku la jiro Arsenal.

Guillem Balague oo ah wariye wax ka qora suuqa kala iibisga ee Spain una shaqeeya Sky Sports iyo wargayska AS ayaa sheegay in tababaraha Chelsea Jose Mourinho uu ka lababaynayo inuu dalab ka gudbiyo Sami Khedira.

Wariyahaan ayaa sheegaya in Mourinho uu ogsoonyahay in laacibka ree Germany uu heshiis kula jiro kooxda Arsenal lakiin wuxuu sheegay in arinkaan uu beeninaayo wakiilka Sami Khedira.

Real Madrid ayaa doonaysa inay iska fasaxdo Sami Khedira kadib markii uu diiday inuu heshiis cusub u saxiixo waxaana la ogsoonyahay in laacib kaan iyo Arsenal heshiiska u dhexeeya uu yahay in kooxda Gunners ay u soo baxdo Champions League.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook