Khilaafkii ugu xumaa oo sookala dhex Galay Gudoomiyaha Hiiraan iyo kan degmada B/weyne+ COD

Maamulka Degmada Magaalada Beledwayne ee Gobolka Hiiraan, ayaa sheegay in khilaaf soo kala dhaxgalay  Madaxda Maamulkaasi ay ragaadin doonto howsha Maamulka.

Gudoomiyaha Degmada Beledwayne Cusmaan Khalafow ayaa sheegay in  Gudoomiayaha Maamulka sida uu yiri fara galin ku haya   howshii Maamulka Degmada.

Waxa uu sheegay in Maamulka Gobolka uu ku wanaagsan lahaa in masuul kasta  waajibkiisa uu gudo, bedelkii farta la isku fiiq fiiqi lahaa.


Amed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook