opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Koox Loobalan Qaaday In la siinayo £850,000 bonus hadii ay ka badiyaan Arsenal

Share

Xiddigaha kooxda Besiktas ayaa loo balan qaaday £850,000 bonus hadii ay Arsenal ka reebaan  koobka ciyaaraha Champions league sanadkan.

Kooxda Turkiga ayaa wajaheysa caawa Gunners lugta koowaad Play –offka Champions league iyadoo ay dambeyso lugta labaad ee loogu soo baxayo wareega guruubyada Champions league.

Dhaqaalaha ay kooxda Turkiga ku bixineyso natiijada labada kulan ayaa ah mid niyada u dhisaysa xiddigaheeda islamarkaana dhaawaceysa Gunners.

Xiddigaha Besiktas ayaa midkiiba la siin doonaa lacago qaali ah hadii ay iska xaadiriyaan wareega guruubyada Champions league.

Arsenal oo Turkiga joogta ayaa lugta labaad kula ciyaari doonta kooxdan garoonkeeda.

HALKAN KA AQRI HADAAD ENGLISH TAQAAN

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook