Macalinkii Dunida Ugu Daweynaa OO Shaqada Kafariistay+ SAWIRO

Sakari Momoi oo ah macalin udhashay wadanka Japan ayaa noqday macalinkii ugu da’da weynaa  ee kafadhiitay dhanka macalinimada ,islamarkaana kuguuleystay abaal marin caalami ah.

Mr Momoi waxaa ka da’ weenaa mr Alexander Imich oo kasoo jeeda dalka mareykanka kaa oo dhintay bishii June ee sanadkan 2014 ayaa jiray 111 sano.

Sakari ayaa loo diiwaan galiyay inuu yahay macalinkii ugu da’da weenaa ee aduunka isagoo abaal marintan caalamiga ah kuguuleystay.

Wadanka Japan sidoo kale waxaa kunool haweeneeda aduunka ugu da’da weyn oo ladhaho Misao Okawa oo da’deeda lagu sheegay 116 sano  taa oo kunool magaalada Osaka ee dalka Japan.

Mr Momoi  ayaa dhashay 5 bishii February 5,sanadkii 1903,wuxuna kudhashay xaafada hada uu kunoolyahay isagoo intaa kadib macalin halkaasi kanoqdday.

HALKAN KA AQRI HADAAD ENGLISH TAQAAN
Sakari Momoi

Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook