opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man united Oo Kuciyaari doonto Maaliyad Cusub 2014-2015

Share

Kooxda Man United ee kadhisan cariga ingiriiska ayaa soo bandhigtay maaliyadda cusub ee ay ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka danbe 2014-2015.

Hadaba naadiga shayaadiinta cas cas ee Man United ayaa markan waxa ay ka guurtay shirkadii hore ee AON oo ay heshiika kula jirtay iyagoona haatan wixii ka danbeeya ay maaliya Man United shafka hore kaga dhaganaan doonto magaca shirkada Chevrolet.

Sikastaba naadiga Man United ayaa xilli ciyaareedkii hore ee soo dhamaaday wuxuu u ahaa mid kharaar maadaama ay ku dhaceen booska kaalinta 7-aad oo ah mid aan looga baran kooxda faca weyn ee Manchester United.

Bariis Wardoon Sports
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook