opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Man United oo uqaraab doonatay kooxda Liverpool

Share

Kooxda Manchester United ayaa waxa ay maanta shaaca ka qaaday in suuqa inta uusan xirmin ay lasoo wareegi doonto ciyaaryahano dhowr ah.

Iminka waxa ay dalab rasmi ah u dirtsatay kooxda Liverpool ciyaaryahankeeda qadka dhexe kaga ciyaara Joe Allen kaas oo ay ku dooneyso lacag dhan £20 Milyan oo gani inta aysan bishaan dhammaan.

Kooxda Liverpool ayaan ka hadlin dalabkaan ugu yimid kooxda Man United oo ay ku dooneyso Joe Allen balse laacibkaan ayaa ka mid ah xiddigaha ay kooxda ku tashato.

Daily Star ayaa qortay in macalinka kooxda Louis van Gaal in uu yahay shaqsiga sida gaar ah u doonaayo laacibkaan isla markaana kooxda ka codsaday in loo soo iibiyo ciyaaryahankan.

Kooxda Man Unted ayaa labadii kulan ay ka ciyaartay horyaalka Premier League midna laga badiyay halka mid kale ay barbaro galeen.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook