Marcos Rojo Oo La Gudoonsiiyay Lambarka 5 Ee Kooxda United,

Kooxda Manchester United ayaa ku sharaftay laacibkeeda cusub ee Marcos Rojo lambarka weyn ee uu ka tagay Ferdinand ee lambar 5-aad, waxaana uu sheegay Rojo inuu ku faraxsan yahay.

Laacibkaan oo ay ka soo qaateen kooxda Sporting Lisbon aduun dhan £16million oo lagu daray Nani oo mudo sannad ah si amaah ah ugu ciyaari doona, waxaana uu Rojo la joogi doonaa mudo shan sanno ah sida uu qalinka ku duugay.

Intii lagu guda jiray koobka Aduunka gaar ahaan Semi Finalka waxaa uu ahaa ninkii ugu orodka badnaa isagoo xawaare ahaan ka dheereeya Arjen Robben oo ka yaabsaday difaacyada Aduunka.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook