Mario Balotelli oo laga reebay xulka italy

Macalinka Italy Antonio Conte ayaa xulkiisa 27-ka ciyaaryahan ka saaray  weeraryahanka cusub ee Liverpool Mario Balotelli kuwaas oo u safanaya ciyaaraha saaxibtinimo iyo kulamada isreeb reebka Euro 2016 iyadoo Andrea Pirlo iyo Riccardo Montolivo dhaawac looga tagay.

Weeraryahanada uu soo xushay waxaa kamid ah Ciro Immobile, Stephan El Shaarawy iyo Simone Zaza halka Emmanuele Giaccherini uu yahay ciyaaryahan kaliya ee ka safta horyaalka England ee lagu soo daray Italia.

Guud ahaan Liiska Xulka Italy oo dhameystiran

Gianluigi Buffon (Juventus),

Daniele Padelli (Torino),

Mattia Perin (Genoa),

Salvatore Sirigu (Paris Saint-Germain);

Davide Astori (Roma),

Leonardo Bonucci (Juventus),

Giorgio Chiellini (Juventus),

Gabriel Paletta (Parma),

Andrea Ranocchia (Inter);

Antonio Candreva (Lazio),

Matteo Darmian (Torino),

Daniele De Rossi (Roma),

Mattia De Sciglio (Milan),

Alessandro Florenzi (Roma),

Emanuele Giaccherini (Sunderland),

Christian Maggio (Napoli),

Claudio Marchisio (Juventus),

Marco Parolo (Lazio),

Manuel Pasqual (Fiorentina),

Andrea Poli (Milan),

Marco Verratti (Paris Saint-Germain);

Mattia Destro (Roma),

Stephan El Shaarawy (Milan),

Sebastian Giovinco (Juventus),

Ciro Immobile (Borussia Dortmund),

Pablo Osvaldo (Inter), Simone Zaza (Sassuolo)

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook