opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Marouane Fellain oo Napoli ku biiray

Share

Sida ay qortay Daily Star Manchester United ayaa heshiis kala gaartay kooxda Napoli xiddiga wadanka Belgium Marouane Fellaini.

Inkastoo la filayay inuu xagaagan fursadii ugu dambeysay la siinayo hadana xiddigan qadka dhexe ayaa waxaa la tilmaamayaa inuu amah ugu biirayo sanadkan Napoli iyadoo heshiiska leysku afgartay.

Kooxda Rafael Benitez ayaa hadii uu qanciyo ciyaaryahankan waxaa ay ugu iibsan kartaa si rasmi ah Man United lacago dhan €5milyan.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook