opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Maxaad Kataqaan Buulo Mareer +SAWIRO

Share

Waa muuqaalo muujinaaya sida ciidamada DF iyo kuwa AMISOM ay maalintii shalay ahayd Al-shabaab uga saareen degmada Buulo Mareer ee Shabeelaha Hoose iyo deegaano kale oo degmadaasi hoostagta.

Qoraal lagusoo daabacay barta Amisom kuleedahay facebook ayaa lagu sheegay in Buulo mareer ay tahay magaalo ganacsi oo muhiim ah oo alshabaab hubka iyo qaraxyada ku kala gudbin jirtay. waxayna ku dhowdahay magaalada Baraawe oo ah magaalo xeebeedkii ugu dambeysay oo ay Alshabaab haatan gacanta ku haystaan.

Taariikh kooban oo ku saabsan Buulo Mareer.

Magaalada Buulo Mareer waxay 126 KM u Jirtaa Magaalada Muqdisho waa deegan aad ugu kobcay waayadaan danbe xagga Ganacsi waxaana hoos yimaado Sida cambareey iyo jeerow. Buulomareer Waxay halbowlo utahay isku Xirka wadada dheer ee Kismaayo iyo Muqdisho. Buulo Mareer waxaa loo Qeybiyaa Sedex Xaafad. waxayna kala yihiin Xaafad Jadiid, Oros iyo Sheikh Xaashi. waxaa deegaanka wada daga qaba ilo fara badan. waxay leedahay Beero fara badan iyo Aseendooyin waana magaalo Bilic Qurxoon Dadkeedana ma ahan Dad Dagaalka Jecel waxayna u badanyihiin Ganacsato iyo Beeraleey.

BUULO1
BUULO2
BUULO3
BUULO4
BUULO5
BUULO6
BUULO7
BUULO8
BUULO9
BUULO77
BUULO88
BUULO99
BUULO888
BUULO999
BUULO8888

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook