Mid Kamid Ah Qurba Joogta Somaliland Oo Yiri Khaatumo Madama Aad Shacabkayga Ahaydeen Waan Idiin Aqoonsaday +VIDEO

Waxaa habaynkii Xalay ka dhacday magaalada Kampala ee Dalka Uganda Munaasibad Balaadhan oo lagu soo dhowaynayey Madaxda Cusub ee Dawlad Goboleedka Soomaaliyeed ee  khaatumo.

Munaasibadan ayaa waxaa kasoo qayb galay Jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalkaasi, waxaana  goobta laga soo jeediyey Qudbado kala duwan oo ku aadan maamulka khaatumo iyo marxaladihii uu soo maray.

Nin u ahadlay Somaliland Kana soo jeeda Beesha Isaaq ayaa ku dhowaaqay Isagoo Sheegay Inuu ku hadlayey Afka Maamulka Somaliland inay Aqoonsadeen, Gar waaqsadeena Dawlad Goboleedka khaatumo.
Isagoo Weliba Intaas Raaiyay Waxaa Tihiin Shacabkayga Hadii AAd Sidaan Garwaaqsatene Waan Idiin Fasaxnay Waana Idiin Aqoonsanay.
Intaas Kadib Ayaa Dadbadan OO meesha Fadhiyay Kaqeyliyeen Oo Yiraahdeen Adiga Horta Yaaba Ku Aqoonsan

Amed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook