opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Milan oo uqaraab doonatay kooxda Chelsea

Share

Gudoomiye ku xigeenka kooxda Ac Milan Adriano Galliani ayaa xaqiijiyay in kooxdooda ay naadiga Chelsea ka codsaday ciyaaryahanada kala ah  Fernando Torres iyo Marco van Ginkel.

Hadalkaan ayuu u sheegay Galliani  Tv-ka ay kooxda iska leedahay isla markaana waxa uu cadeeyay in wadahadal uu socdo isla markaana ay ka warsugayaan illaa uu suuqa ka xirmaayo.

Labadaan ciyaaryahan ayaa laga yaabaa in kooxda Chelsea ay iska fasaxdo isla markaana ay ku dhiibto qaab amaaha ah si loo siiyo kooxo baxsan kara mushaaraadkooda.

Dhanka kale xiddigaha ay kooxdaan bartilmaameedsaneyso ayaa waxaa ka mid ah  Torres, Roberto Soldado , Fabio Borini iyo Konstantinos Mitroglou kuwaas oo dhammaantood horyaalka Premier League ka ciyaara.

Kooxda Milan ayaa waxa ay dooneysaa in inta uusan xirmin suuqa kala iibsiga ciyaartooyda ay lasoo wareegto ugu yaraan laba ciyaaryahan oo weerarka ka ciyaari karta.

bariis wardoon sports
wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook