opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Mulkiilaha Kooxda Paris Saint-Germain Nasser Al-Khelaifi Ayaa Ka Cadhooday fal uu ku kacay , ciyaaryahan Brandao oo u ciyaara kooxda Bastia

Share

Muqaal ay kamaradu soo celisay ayaa muujinaya falkan uu ku kacay ciyaaryahan Brandao,.
Waxaana falkan si kulul u cambaareeyey isla markaana ku baaqay in ciqaab adag la marsiiyo, ciyaaryahankii sameeyey , mulkiilaha kooxda PSG Al-Khelaifi, Isagoo sheegay in Falkani ahaa mid si badheedha loogu weeraray ciyaaryahankooda , isla markaana ay tahay in cidda ay khusaysaa wax ka qabato.
Falkan ayaa sababay in Thiago Motta sanka ka Jabo , isla markaana uu ciyaaraha ka maqnaan doono afar ciyaarood.

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook