opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Muqayiliintii Uk Oo bilaabay inay Dhirta Cunaan +VIDEO

Share

Waxaanu halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaalka FILM Qosol badan oo ay ka qayb qaateen Fanaaniin Caan ah, kaasi oo laga sameeyay Dhibaatada lasoo daristay Soomaalidii Qaadka Cuni jiray ee ku sugnaa Dalka Ingiriiska.

Faarax Murtiile ayaa wuxuu u daaq tagayaa dhirta ka baxday dalkaasi, Isagoona Baadi goob ugu jira Qaadka, waxaana uu dhadhaminayaa dhir kala duwan, sidoo kale waxaa Filmkaan qayb ka ah Kaltuun Bacado oo kamida Fanaaniinta Soomaalida, Hadaba Nala daawo waxa goobta ka dhacay.

Ahmed Roble
Wardoon.net@gmail.com

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook