opinion

somali links

somali links

Share

A

B

C

D

E

F

G

H

I

J

K

L

M

N

O

P

Q

R

S

W

X

Y

Muslimiinta Norwey Oo Dhigay Banaanbixii Ugu Weynaa Abid -SAWIRO

Share

Mudaaharaadkii Ugu Weynaa Abid Oo Ay Dhigaan Muslimiinta Dalka Norwey  Ayaa Shalay Wuxuu Kadhacay Caasida Dalka Norwey Ee Oslo.
Mudaaharaadkan Oo Ay Soo Abaabuleen Muslimiinta Kudhaqan Dalka Norwey Ayay Kaga Soohorjeedeen Kooxda Labaxday Isis Hadana Isu Bedelay IS Ee Kadagaalama Ciraaq Iyo Siiriya.
Mudaaharaadkan Waxaa Kaloo Kasoo Qeyb Galay Madaxda Dalka Norwey Oo Ay Ugu Horeyso Raisal Wasaarda Dalka Norwey .
Waxaa Kaloo Kasoo Qeyb Galay Madaxda Xisbiyada Kadhisan Dalkan Norwey .
Sidoo Kale Waxaa Iyana Qeyb Ka Aahaa Imaam Yada Masjidada Kuyaal Oslo Marka Laga Reebo Kan Somalida .
Dhamantooda Waxayna Kudhawaqayeen Siday Uga Soowada Horjeedaan Kooda IS Ay Kusheegeen Inay Yihiin Dadka Kabeen Sheegay Diinta Isklaamka Kuna Dila Dad Aan Waxba Galabsan .
Waxaana Halkudhig Yadooda Kamid Ahaa No Isis, Kuma Hadli Kartid Magacena
Iyo Haday Diintu Tahay Dil Fadlan Adiga Iska Bilow .

1 2 3 4rsz_img_6138 rsz_img_6137 rsz_img_6136 rsz_img_6135 rsz_img_6128 rsz_img_6127 rsz_img_6126 rsz_img_6124 rsz_img_6122 rsz_img_6102 rsz_img_6103 rsz_img_6106 rsz_img_6113 rsz_img_6114 rsz_img_6115 rsz_img_6116 rsz_img_6119 rsz_img_6120 rsz_img_6099 rsz_img_6092 rsz_img_6070 6 5

WD Madaxa Wardoon.net
Adan Oslo Norwey

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook