Norwey Oo Laguqabtay Xaflad Lagutaageerayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Muungaab+ 64SAWIRO

Waxaa Dalka Norwey Magaalada Madaxdiisa Oslo Laguqabtay Xaflada Aad Ubalaaran Oo Lagusoodhaweynayay Gudoomiyaha Gobolka Banaadir Gen. muungaab.

Xafladaan Oo Ay kasooqeybgaleen Jaalida Norwey Qeybaheeda Kala Duwan
Haday Ahaan Lahaayeen Suldaano, Culumaa Udiin, Haween, Dhalinyaro.
Dadkii Halkaas Kahadlay Ayaa Dhamaantooda Sheegay Siday Utaageersan Yihiin Gudoomiye Muungaab, Waxayna Kadalbadeen Inuu Gacan Bir Ah Kuqabto Kuwa Caadeestay  Dilka Dadka Shacabka Ah Ee Muqdisho Kunool Iyadoo QaaR Kamid Ah Lagasoo Abaabulo Meelo Kabaxsan Muqdisho Siloocuryaamiyo Magaaladaan.

Suldaan Cabdi  Qawi Oo Kamid Ahaa Dadkii Halkaas Kahadlay  Ayaa Sheegay  Inay Jiraan Dad Doonaya Inaysan Magaaladaas Weligeed Degin Wuxuuna Yiri War Dadka  Udhashay Xamar Waa inay Iska Dhiciyaan Cadawga Kusooduulay Ee Diidan Inay Noolaadaan.

Diina Mahaystaan Waa Dad Aysoo Adeegsadeen Cadow Gobola Kale Degen .
Oo Aaminsan Haday Xamar Nabad Noqoto Inaysan Nolaankarin,Sidaas Darteedna Isticmaalaya Kuwa Nacasiin Ah Oo Waxaanan Diin Aahayn Loo Aqriyay Si dadkooda Loogu Gumaado Wuxuuna balan Qaaday Inuu Dagaalka Kooxdaas Lagu Cirib Tirayo Kaqeyb Galidoono .
Wuxuuna Islagoobtaas Kutuuray Cimamaadii Suldaanimada Ee Garabka Usaarneed.

Isagoo Yiri Saacadaan Laga Bilaabo Waa Inoodagaal Aniga Iyo Kuwa Nagusooduulay Ee Gobolo Fog Fog Lagasoo Abaabulay.

Islamarkiiba Sacab Ayaa Goobtii Iswada Qabsaday Waxayna Yiraahdeen Suldaan Cabdiqawi Waa Suldaan Kudayasho Mudan Oo Dadka Muqdisho Joogo Lagarabo Inay Sidaas OO Kale Ufahmaan Halka Lagahaysto.

HALKAN KADAAWO VIDEOGA OO DHAMAYSTIRAN

WD MADAXA WARDOON.NET
ADAN
OSLO NORWEY

Ahmed Roble
wardoon.net@gmail.com

Fadlan Ra‘yigaaga kadhiibo

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Facebook